(Daawo Sawirro) Maamulka K/Galbeed oo 15 kun oo dollar ku abaalmariyey Max’ed Xasan (Sandheere)

Maamulka Koonfur Galbeed Somalia ayaa gudoonsiiyey Abaalmarin lacageed oo gaareysa $15,000 (Shan iyo Toban Kun oo Dollar) Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) oo ahaa sarkaal ka soo goostay Al-shabaab kaasoo bishii Janaayo ee Sanadkan isku soo dhiibay Maamulkan Xaflad xalay lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa sarkaalkan waxaa lacagta guddoonsiiyey Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Xasan … Continue reading (Daawo Sawirro) Maamulka K/Galbeed oo 15 kun oo dollar ku abaalmariyey Max’ed Xasan (Sandheere)